Sida Website Loo Sameeyo 2022

Si aad maanta website u sameyso macnaheedu maaha in aad taqaano coding sida, HTML, CSS, JAVA, PHP si lamid ah uma baahnid in aad barato oo waqti badan aad galiso, oo maaanta website waxaad ku samyn kartaa si sahlan. Haddadba ogaaw Sida Website Loo Sameeyo

Dunida maanta waxaa jiro wax la dhahaayo content management sytem (CMS) sida WordPress kaas oo kaa caawinaayo in aad website walbo si sahlan ku samyeso.

Haddaba si’aad website u sameyso waxaad u baahan tahay in aad seddax talaabo aad qaado. Qeybta hoose waxaan kugu tusi doonaa talaabooyinka lagaa rabo in aad qaado iyo mid walbo waxa uu yahay.

Sida Website Loo Sameeyo

waa daawan kartaa video-gaan haddi kale aqriska iska sii wado.

1:Dooro Platform aad website kaada ku dhisto

Mar kale si aad website u dhisto uma baahnid in aad coding taqaano taasi macnaheedu ayaa ah in aad meel aad website kaada ku hosting gareyso ama aad ku dhsito aad doorato.

sida website loo sameeyo 2022
Sida Website Loo Sameeyo

Sida sawirka kaaga muuqato waxaa jiro platform-yo badan aad website kaada ku dhisi karto balse midka ugu caansan looguna isticmaal badan yahay ayaa ah WordPress.

Markii website dhisid laga hadlaayo 50% website-yada caalamka oo dhan waxaa lagu dhisay WordPress. oo isaga ayaa ugu caansan.

Waa Maxay WordPress?

WordPress waa content management system ( CMS ) kaas oo kuu ogolaanaayo in aad website ku host gareyso sidoo kalane aad ku dhisto. WordPress gudahiisa waxaa ku jiro wax la dhahaayo Plugins iyo themes.

Waa Maxay Plugins?

Plugins-ku waa sida App camal oo mid walbo waxa uu qabanaa shaqo gaar ah. Haddii lacala aad rabto in aad contact form aad ku soo darto website-kaada dabcan waxaa jiro plugin shaqadaasi qabanayo.

Waa Maxay Themes?

Themes-ku waa group-yo files ah oo isku tagay sida ( graphics, style sheets iyo code ) kuwaas oo tilmaamamaya muuqaalka guud ee wbsite kaada. Sidoo kale Theme walbo waxa uu lee yahay structure ama muuqaal iyo style u gaara ah.

2: Hel Web Hosting iyo Domain Name

Marka aad doorato platform aad ku host gareyso ama aad ku dhisto website kaada step-ka xiga waxa uu noqonaa in aad hesho Web Hosting iyo Domain Name.

Waa Maxay Web Hosting?

Web Hosting ama Hosting waa goobta ama meesha ay feylasha website-kaada ku kedsan yihiin. Haddii aad rabto in qof walbo uu website kaada soo booqdo ama arko haddaba waa lagama maarmaan Hosting.

kaba soo qaad qofka marka uu internetka soo galo oo uu website kaada booqdo waxa uu arka waxa aad website kaada soo dhigtay haddey ahaan lahaayeen post-yo, muuqalo ama sawiro, haddaba waxyabahiis waxa tusayo ama u sahlay ayaa ah Hosting.

Waa Maxay Domain Name?

Domain name-ku waa uun magaca website kaada ama address-ka website kaada. kaba soo qaad Google domain name kiisu waa google.com , YouTube domain name kiisu waa youtube.com.

Sidoo kale Domain name-ku waxa uu gadaal ka wataa wax la dhahaayo extension sida: .com, .info, .org, ,net iyo kuwa kale.
inta badan waxaa ugu caansan (.com ) oo dadku badankoodu iyada ayeey adeegsadaan.

Extention walbo waxa uu u taagan yahay:

  • .com ( commercial )
  • .net ( network )
  • .org ( organisation)
  • .info ( information )
Sida Loo helo Free Domain Name Iyo Web Hosting ?

Daawo video-gaas kaas oo aan kugu tusnay sida loo helo web hosting wato free domain name. Sanadka ugu horeeyo waxaa heleysa free Domain Name balse waxa aad u baahan tahay in aad web hosting iibsato.

Waa Immisa Web Hosting Iyo Domain Name?

Web Hosting iyo Domain Name laga yaabaa in ay ku kacdo qiimo dhan 10$ Halkii bil ama 30$ sanadkii oo dhan.

3: Bilaaw Dhisida Website kaada:

Markii aad domain name iyo web hosting hesho step-ka xigo ayaa ah in aad bilaawdo dhisidda website kaada.

Oo gudaha WordPress waxaaad kula kulmeeysa wax la dhahaayo Plugins iyo Themes oo kaa caawin doonno in aas dhisto website-ka aad daneyneyso.

Ugu Dambeyn hadda waad ogtahay sida loo dhiso website iyo waxa ay qadaneyso in aad website aad dhsito. balse su’aal ma isweeydiisay haddii aad website dhisto maxaad kaloo u baahan kartaa ?

Dabcan dadka website kaada ku xiran waxa ay rabaan in ay kula soo xariiraan, haddaba dadkaasi Email nuucee ah baad u shegeysa, ma midka free-ga ah oo ay halis ugu jirto in la jabsado?

Fiiri Post-gaan oo aan uga hadalnay sida Business Email ama Professional Email Address loo sameeyo si free ah.

Asxaabtaada La Wadaag

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *