Sida eCommerce Website Loo Sameeyo 2022

Ma tahay qof daneenayo in uu eCommerce website dhiso from start to finish bilaa coding ama adiga oo aan wax coding ah sameyn. haddey jawabtaadu haa tahay daawo video-gaan ama aqriska iska wado saad u ogaato waxa laga rabo.

Sida eCommerce Website Loo Sameeyo 2022

Sida eCommerce Website Loo Sameeyo 2022

Hadaba si aad eCommerce website u sameyso maxaa lagaaga baahan yahay? si aad eCommerce website u sameyso waa in aad qaadaa seddax step sida macquulka ah.

Step 01: Hel Domain iyo Web Hosting

Waa maxay Domain Name?

Domain name waa magac website kaada tusaale ( hebel.com ama hebel.net, ama hebel.so) extension waa ereyga gadaal laga raacinayo midka doonta adeegsan karta balse waxaa common ah (.com) oo u taagan commercial.

Waa Maxay Web Hosting?

Web Hosting ama Hosting waa meesha faylasha website kaada aay yaalan tusaale: waxa internet-ka dhigaayo website kaada ayaa loo yaqaanaa web hosting.

Video-gaan waad daawan kartaa oo aan ku sharaxnay sida loo helo web hosting wato free domain name innaga oo adeegsaneeno Hostgator.

Step 02: La Soo Dheg Theme

Waa Maxay Theme?

Theme waa muuqaalka ama structure-ka website kaada haddey ahaan laheyd font, qaabka u sameesan yaahy iyo si guud muuqalka oo dhan. waxaad kalood ogaataa in theme walbo uu lee yahay muuqaal u gaar ah. oo isku wada mid maaha dhamaantood.

Haddaba si ad u dhisto website qurxan oo dadka soo booqdo ay ka helaan waa in aad hesho theme waxybahaas oo dhan kuu suurta galinya. haddabe theme nuuce ah baad dooraneesa ileen boqolaal theme baa jirto.

video-yagas waxan kugu tusay qaabka eCommerce website loogu dhiso theme popular ah oo loo yaqaano “Astra” kaas oo ah mid dadka ay aad u adeegsadan inta badan.

3: Bilaaw Dhisida Website kaada

Hadda maadama aad heshay domain iyo web hosting sidoo kalane aad la soo dagtay theme maxaa kale oo lagaaga baahn yahay si aad website kaada uga dhigto mid live ah oo qof walbo soo booqan karo.

Haddi aad tahay qof wordpress qibrad u leh oo yaqaano qaabka loo sameeyo eCommerce website professional ah waad dhisan kartaa haddii kale qof team keena kamid ah baa hire gareyn kartaa (shaqaleysiin kartaa)

inta aad dhiseyo website kaada haddaba maxaa lagaa rabaa oo ay tahay in aad qaado inta aad website kaada live ka dhigin oo dadka internet-ka ku jiro la wadaagin.

#1: Important Pages Sameyso

Haddii aad rabto in aad dhisto website store aad u weyn isku day in aad sameysato important pages sida:

  • Privacy Policy Page
  • Refund and Return Pages
  • Shipping details

kuwaani waxa ay kaa cawinayan in ay daadka wax badan ka og yihiin meelaha aad wax u shipping gareyneyso iyo wixii lacag celin helin ah ( Refund) iyo sidoo kale Alaab soo celin iyada( Return).

Haddaba marka hore dadka u sheeg soo business kaada u shaqeeyo suu qof walbo fkirir guud uga heysto wixii lacag celin ah ama alaab la soo celinaayo.

#2: Xawaaraha website kaada kor u qaad

Willi ma booqatay ma website oo ma arki weysay wixii yaalay haddane ma iskaga tagtay adigoon wixii aad rabtay helin culeys iyo iska daba wareeg oo ku jiro awgeed?

Haddaba user expereince waa wax wanaagsan markii aad website dhiseyo oo isku day dadka website kaada soo boqonayo in aysan kaa tagin haddi qofka marne kaa tao waa ay adag tahay in uu website kaada ku soo laabto.

Sida Xawaaraha Website kaada Kor Loogu Qaado

Haddaba sidee taasi ugu hortagi kartaa? waxa aad uga hortagi kartaa in aad kor u qaado xaawaraha website kaada adiga oo soo dajisanayo plugins shaqadaaasi qabto oo aan video-ga ku sharxay.

sidoo kalane isku day ii aad mar walbo soo upload gareyso sawiro size kooda yaryahiin ( haka hooseeyan 100KB). sidoo kale mar walbo isku day in aad delete gareyso themes-ka iyo Plugins-ka aadan rabin ama aadan isticmaaleenin.

#3: Soo Dhig Sawiro Tayo Leh

Qudubka kale ee aad iska eegeyso inta aad ku guda jirto dhisida eCommerce website kaada ayaa ah in aad soo dhigto sawiro tayo leh oo ku saabsan product-ga aad iibineyso oo ha iska soo dhiin sawir aad Google ka soo qaadatay oo muqaal ahaan tayadisa liidato.

Dabcan dadku store-kaada waxba kama iibsan doonaan haddii aysan alaabta heyso sawiradeeda wanaagsanen.

Haddaba video-gaas daawo saad website u sameeyso haddii aad wax su’aal ah qabtana waad nala soo xiriiri kartaa.

Asxaabtaada La Wadaag

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *