Showing all 6 results

  • Sale! Elementor PRO

    Elementor PRO

    Original price was: $48.00.Current price is: $12.00.

    Midkii free-ga ahaay wuu dhacay kani hadda rabto in aad iibsato ila soo xariir

  • Sale!

    Portostar – Personal Portfolio Elementor Template Kit

    Original price was: $24.00.Current price is: $12.00.

    Portostar waa template loogu talagalay in lagu dhiso portfolio website ama Cv/resume website. Template kaan waxuu ka kooban yahay 10 pages oo kala duwan. sidoo kale waa template aad design kiisa bad badali karto guud ahaan. Si aad u aragto demo ama sida template u eg yahay👉KU DHUFO LINK-GAAN Sidoo kale hadda rabto inaad iibsato…

  • Sale! Sida WordPress Blogging Website Loo Sameeyo

    Sida WordPress Website Loo Sameeyo ( 3 COURSES )

    Original price was: $20.00.Current price is: $13.00.
  • Sale! Skillate WordPress eLearning Theme

    Skillate WordPress eLearning Theme

    Original price was: $79.00.Current price is: $40.00.

    Skillate waa theme e-learning ah oo dhowr design ka kooban midkii aad rabto ayaane ka doraneysa markii aad website ku dhiseyso.  waxaa jiro website aan theme-kaan ku dhisnay oo lagu magacaabo cilmidoon.com

    Markii aan aragnay baahida loo qabo theme kaan iyo in dadka qaar ay iibsan karin waxaan go’aan sanay in aan anaga iibsano oo cidii u baahan aan qiimo yar oo macquul ah ka siino.

    Si aad u aragto demo ama sida theme u eg yahay👉KU DHUFO LINK-GAAN

    Sidoo kale hadda rabto inaad iibsato WhatsApp igala soo hadal👉👉KU DHUFO LINK-GAAN

  • Sale!

    Soledad – Multipurpose, Newspaper, Blog & WooCommerce WordPress Theme

    Original price was: $59.00.Current price is: $25.00.

    Waa theme aad ku dhisi karto nuuc walbo oo website ah sida: newspaper website, Blog wesbite, E-commerce website iyo kuwa kale. sidoo kale waa theme boqolaal template ka kooban oo xawaarahiisa aad u fiican yahay wayna fududahay in website lagu dhisto oo qof walbo ayaa fahmi karo.

    Muqaal ayaan ka sameenay Youtube keena check gareey. sidoo kale hadda rabto inaad iibsato WhatsApp igala soo hadal👉👉KU DHUFO LINK-GAAN

     

  • Sale! Tutor Lms Pro soomaali

    Tutor LMS Pro

    Original price was: $140.00.Current price is: $30.00.

    Haddii aad E-learning website lee dahay oo aad rabto in ardada koorsada kaa iibsato enrollment ku sameyso qof walbo is regsiter gareeyo iyo in aradaga markuu course dhameeyo uu qaab automatic ah u helo shahaado, haddaba Tutor LMS Pro kama maarantid.waxayaabaha Tutor LMS Pro aad ka heyleyso waxaa kamid ah:

    • Enrollment ( in aad aradada caadi u enroll gareyso )
    • Course Bundle ( Dhowr course inaad halmar soo galiso )
    • Certificate ( shahaado in uu helo ardagii course qaato qaab automatic ah )
    • Social Login ( in arday markuu login social media yihiisa uu ku galo )

    nala soo xariir haddii aad rabto in aad iibsato.

    WhatsApp👉 LINK-GAAN KU DHUFO