Sale!

Tutor LMS Pro

Original price was: $140.00.Current price is: $30.00.

Haddii aad E-learning website lee dahay oo aad rabto in ardada koorsada kaa iibsato enrollment ku sameyso qof walbo is regsiter gareeyo iyo in aradaga markuu course dhameeyo uu qaab automatic ah u helo shahaado, haddaba Tutor LMS Pro kama maarantid.waxayaabaha Tutor LMS Pro aad ka heyleyso waxaa kamid ah:

  • Enrollment ( in aad aradada caadi u enroll gareyso )
  • Course Bundle ( Dhowr course inaad halmar soo galiso )
  • Certificate ( shahaado in uu helo ardagii course qaato qaab automatic ah )
  • Social Login ( in arday markuu login social media yihiisa uu ku galo )

nala soo xariir haddii aad rabto in aad iibsato.

WhatsApp👉 LINK-GAAN KU DHUFO

Category: