Hostgator.com

Web hosting kan ugu raqiisan caalamka, bilaaw dhisida website kaada maanta oo hel Web hosting wato Free Domain name.  

Our Rating
4.5/5

Price  $9.99     $1.99

Frequestly Asked Questions ( FAQ )

Webdhise ahaan waxaan adeegsanaa Hostgator oo iyaga ayaad ka heleysa web hosting aad u qiima jaban kaliya ku dhufo buttonka  kor kaaga muuqdo saad u bilowda dhisidda website kaada. 

Dhib maleh si toos ah fariin noogu soodir innaga ayaa ku caawineeyno. 

Help: +252616907067   Email: info@webdhise.com

 

Hostgator sanadka ugu horeeyo waxa ay ku sineysaa free domain name, kaliya Waxad iibsaneysa Hosting plan. sandka ugu horeyo laga yaaba in ay kaa baxdo qiimo gaaraya 30$ oo sandkaas oo dhan kun shilin oo kale ma bixineysid.  

markii 12-ka bilood ama bisha koowad ay kuu dhamaato website kaada hawada kama baxaayo oo iyaga ayaa renew ( cusboneysiinaya ) ku sameynaya ama fariin baa laguu soo dira oo laguugu lee yahay “waqtigii waa uu dhamaaday ee cusboneysii hosting plan-kaada”

Can't find an answer?

Hadda wax su'aal ah qabto toos noo soo weydii anaga ayaa ku cawineyno.