Sida Google AdSense Loogu Xiro Website kaada 2022

Ma tahay qof daneenayo in uu website kiisa lacag ka sameeyo, balse aanan aqoonin meeshii uu wax ka bilaabi lahaay?

Haddaba post-gan waxaan kugula wadaagi doonna qaabka Google AdSense Loogu Xirto website-kaada step by step.

Sida Google AdSense Loogu Xiro Website kaada

Haddii aad u baahan tahay video-gaan waad daawan karta ama Aqriska iska sii wado.

Sida Google AdSense Loogu Xiro Website kaada:

1: Waa Maxay Google AdSense?

Google AdSense waa waxa aad isticmaleyso si aad Ads ama xayeeysiimo aad u tusto dadka website kaada soo booqanyo. Su’asha ayaa waxa ay tahay

Maxaad Google AdSense ugu baahan tahay?

U jeedka ugu weyn ayaa ah in aad website-kaada lacag ka sameyneyso. Gaar ahaan haddii ay website kaadu ku xiran yihiin ku dhawaad dad badan.

2: Sidee buu Google AdSense U Shaqeeyaa?

Mar walbo qofka uu ku dhufto ads ama xayeeysiimaha website kaada ka dhex muuqdo waxaad heleysaa lacag. oo lacagtaani xagee bay ka imaneysaa? Kaba soo qaad Google qof ba weydiinayo ama rabo in uu xayeeysiin u sameeyo.

Qofkaasi Google waxa uu siina kaba soo qaad 10$. Haddaba lacagtaasi adiga iyo Google waad kala qeyb saneeysan oo Google waxa uu qaadanaa 40% adiguna 60%.

3: Sidee baa Google AdSense Aqbal Looga Helaa?

Haddii aad rabto in uu Googe AdSense ku aqbalo ama aad aqabalaad ka hesho waxaa lagama maarmaan ah in uu website kaada laga helo shuruudihii laga rabay.

sida in website kaada uu yahay mid qof walbo uu soo access gareyn karo ama soo gali karo. sidoo kale waxyaabaha uu google adsense fiirinaayo waxaa kamid ah in website kaada laga helo Privacy Policy Page.

Marka ugu dambeyso si uu Google AdSense kuu soo aqbalo hubi inta aadan ku xirin website kaada in at least aad soo publish gareysay dhowr post si markaasi uu AdSense kaaga aqbalo.

4: Sidee Google AdSense lacag Looga Sameeyaa?

Google Adsense waxaad lacag uga sameyn karta kaliya in uun aad lee dahay website. gaara ahaan markii aaad leedahay website Blog ah oo dadka aad artciles iyo waxyaabo aad kula wadaagto.

Google AdSense Ma Aqbalaa Website Aan Blog Ka Aheyn?

Haddii aadan heeysan website aan Blog aheyn Google waa ay adag tahay in uu aqbalo. mid waad sameyn kartaa website kaada asigoo Blog ah wax waad kusii dhex iibin kartaa.

Muhiimadada ayaa ah Google in uu arko meel wax laguu soo publish gareynayo oo ay dadka soo booqdaan.

Immisa Lacag ayaad Google AdSense Ka Sameyn Kartaa?

AdSense waxa uu publishers ama dadka website kooda wax lagu xayeeysiinayo siinaa 68% ama 51%. taas oo uu qofka heleayo commission ( qidmo ) gareyso 0.2$ ilaa 0.3$. mar walbo waxay ku tiirsan taahy nicheka aad dooratay.

haddii aad u baahan tahay in aad maalintii sameeyso ku dhawaad 34 ilaa 5$ waxaad u baahan tahay in aad hesho ku dhawaad in ka badan 1000 views.

Meeqo Ayaad Google AdSense Ka Sameyn Kartaa Maalintii?

Si aad maalintii u sameeyo in ka badan 3$ ama 5$ waxaad u baahan tahay in aad hesho dad badan oo ku dhufto xayeeysiimahaada si lamid ahna aad heysato page views aad u badan.

Haddii aad rabto in aad Google AdSense income fiican ka sameyso mar walbo isku day kaliya in aad diirada saarto in aad soo publish gareyso content tayo leh oo dadka soo jiito.

Waxyaabaha uu Google AdSense fiiriyo waxaa kamid ah; traffic oo dadka soo boqonayo website kaada inta ay la eg yihiin, haddii aad rabto in aad hesho visitors badan iskuday in aad wax soo jiidasho leh aad soo post gareyso.

Haddi aad u baahan tahay in aad dhisto blog website nuuce doono ha ahaadee, waxaan awood u leenahay in aan kaa caawino.

webdhise ahaan waxaan dhisnay dhowr website oo blog ah oo kani kamid yahay http://maandhise.com.

Haddaba adiguna haddii aad u baahan tahay in laguu dhiso website blog nuuco doono ha ahaadee waad nala soo xariiri kartaa

Asxaabtaada La Wadaag

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *